Eid Al- Fitr - June 15th, 2018

image

Eid Al- Fitr - June 15th, 2018

In the name of Allah Most Gracious Most Merciful
 
All the praises and thanks do to Allah, and peace and blessings be upon the last Messenger of Allah Mohamed (saw).
 
The Islamic Association of North America (IANA) wishes to congratulate Muslims in North America and All the Muslims around the world with the happy Eid Al-Fitr approaches us.
 
Islamic Association of North America (IANA) is pleased to announce Eid al-Fitr to be on Friday, June 15th, 2018 Shawaal 01, 1439 H. After reliable sighting the moon, We’re going to finish the 30 days of Ramadan. Therefore, Friday, June 15th, 2018 is Eid Al-Fitr Insha’Allah. We ask Allah to accept our fasting and the good deeds. May this special day bring peace, happiness and prosperity to everyone. Eid Mubarak!
 
This announcement is based on an Official Decision of IANA Fiq Committee.
 
IANA Waxaa sharaf u ah inay ku dhawaaqdo in ceedu tahay Jimcaha June 15th, 2018
 
Magaca illaahay Ayaan ku bilaabaynaa ee Naxariista guud iyo mida gaarka ah leh
 
Ilaahay ayaa mahad iska leh, Rasuulkii ugu danbeeyey ee Mohamedna nabad galyo iyo naxariis dushiisa ha ahaato.
 
Jamciyada Islaamiga ee Waqooyiga Ameerika (IANA) waxay u rajaynaysaa Muslimiinta Waqooyiga Ameerica iyo kuwa aduunka oo dhan ciid wanaagsan.
 
Anagoo ku hadlayna magaca Jamciyada Islaamiga ee Waqooyiga Ameerika IANA waxaa sharaf u ah inay ku dhawaaqdo, inay ciidu tahay Jimcaha June 15 th,  2018.
 
Kadib markii lawaayey aragti lagu kalsoonaan karo, waxaan dhamays tiridoonaa 30 Ramadan, sidaa daraadeed, ciidu waxay noqonaysaa insha allaah Jimcaha June 15, 2018 waana maalinta ugu horaysa ee Shawal 1, 1349H.
 
Waxaan illaahay ka baryeynaa inuu soonka naga aqbalo iyo acmaasha wanaagsan, ciidana aan ku ciidno farxad iyo amni.
 
Meel aad joogtaanba waxaan idin rajaynaynaa ciid wanaagsan iyo in illaahay Ramadaano badan noo soo celceliyo.
 
Gudiga Fiqiga ee IANA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *