Ramadan Kariim! - April 24th, 2020

image

Ramadan Kariim! - April 24th, 2020

 
Islamic Association of North America (IANA) is pleased to announce that Friday, April 24th, 2020, corresponding Ramadan 1, 1441-H is the first day of Ramadan. 
 
This announcement is based on an Official Decision and Announcement of the IANA Fiqi Committee. This announcement is also, based on after the Ramadan Crescent was announced today Muslim countries including; Saudi Arabia, Qatar, Egypt, Indonesia, Lebanon, Morocco, Syria, the United Arab Emirates Yemen, Bahrain and Somalia announced crescent was sighted more than one city. hence 1st Ramadan 1441-H will be on Friday, 24th April.
 
We ask Allah to accept our fasting and give us health and Iman to complete the Ibadat of the Ramadan. May Allah ease our hardships and shower us with loads of peace and prosperity during this holy month of Ramadan. May Allah bless you and your family in this holy month. May Allah guide us to fast and Have a blessed time!
 
IANA Fatwa Committee
 
 
--------
ا لحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم. وبعد
 (IANA) يسر الجمعية الإسلامية في شمال امريكا
أن تعلن أن يوم الجمعة 24 أبريل 2020 هو غرة شهر رمضان المبارك لهذا العام 1441 ه اعتمادا على القرار الرسمي من لجنة الفتوى في الجمعية الإسلامية في شمال امريكا .
كما أعلنت كل : من السعودية وقطر ، مصر ، إندونيسيا ، لبنان ، المغرب ، سوريا ، الإمارات العربية المتحدة ، اليمن ، والبحرين.واعلنت الصومال  أن الهلال شوهد في أكثر من مدينة. ومن ثم ، سيكون الأول من رمضان 1441 يوم الجمعة 24 أبريل 2020 ، وستصدر دول إسلامية أخرى نفس البيان. 24 أبريل 20202 هو أول أيام رمضان. اذ تهني يسر الجمعية الإسلامية جميع الأمة الإسلامية بحلول شهر رمضان المبارك ونسال الله العظيم ان يعيننا على صيامه وقيامه وان يتقبل منا الأعمال الصالحة و ينصر دينه وان يجمع كلمة المسلمين  وان يرفع عنا الوباء  انه ولى ذالك والقادر عليه وصلى الله وسلم على سيدنا محمد واله وصحبه اجمعين
 --------
Jimciyada Islaamiga ee Waqooyiga Ameerika (IANA) waxaa sharaf u ah inay kudhawaaqdo maalinta ugu horaysa ee Ramadan inay tahay Jimcaha April 24th, 2020, oo waafaqsan Ramadan 1, 1441-H. Kadib markii gudiga Fatwada ee IANA ay go'aan rasmi ah kasoo saareen kuna dhawaaqeen in Jimcaha 24, 2020 ay tahay maalinka Ramadan ugu horaysa.
 
Iclaankan wuxuu kaloo kusalaysan yahay kadib markii bishii laga arkay, maanta oo khamiis ah Sacuudiga, Qadar, Masar, Indoniisiya, lubnaan, Maqrib, Suuriya, Imaaraadka,Yamen, Baxrayn, sidoo kale Soomaaliya waxay ku dhawaaqday in dhowr meelood laga arkay. Sidaa daraadeed maalinka ugu horeeya ee Ramadan wuxuu noqonayaa Jimcada 24, 2020 oo waafaqsan Ramadan 1,1441 Hijri. Ramadan Kariim.
 
Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu naga dhigo kuwa ka faa'iidaysta bishaan barakaysan soonkeeda iyo Qiyaamkeedana nawaafajiyo. Illaahay waxaan waydiisanaynaa inuu naga korqaado daacuunka Corana iyo Covid-19. Illahay waxaan ka baryeynaynaa inuu diintiisa u gargaaro, muslimiintana xaqa ku kideeyo. Waxaan idiin rajaynayaa idinka iyo qoysaskiina Ramadaan kariim.
 
Gudiga fatwada ee IANA.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *